Super Star Salman Khan waa atoore guusha saaxiib la ah sidoo kalena dhawaanahan sameenayay iskoor dhanka boxoffice gudaha Hindiya.
Balse Salman Bhai xidigan wuxuu nasiib gaar ah la wadaagaa labada atirisho ee aan kala dhicin Kareena Kapoor Khan iyo Katrina Kaif asigoo la sameeyay aflaan badan oo guulo taariikhi ah gaareen.
Dhanka Kareena Kapoor xidigan wuxuu la jilay ugu yaraan 4-filim oo ay muuqaal dhameestiran ku leeyihiin:
Kyon Ki (2005): Flop
Main Aurr Mrs Khanna (2009): Disaster
Bodyguard (2011): Blockbuster
Bajrangi Bhaijaan (2015): All Time Blockbuster
Dhanka kale Katrina Kaif iyadana waxay Salman Bhai la jishay aflaanta hoos ku xusan:
Maine Pyaar Kyun Kiya (2005): Semi Hit
Partner (2007): Super Hit
Yuvvraaj (2008): Disaster
Ek Tha Tiger (2012): Blockbuster
F.G: Filimka Partner Salman iyo Katrina jeceyl kuma wadagaayaan balse muuqaalo dhameestiran ayay ku leeyihiin.
Hadaba aqriste Katrina iyo Kareena oo ah labada atirisho ee uu Salman jecel yahay inuu aflaanta la sameeyo keebaa ku leh labadan xidig ama shaqso aad u sareyso Salman la wadaagtay.