Yaab: Hooyadii ugu fiicneyd UK, Sabab, Akhri Qoraalkan, adaa yaabi doona.(SAWIRO)

0
1666

 Sida lagu daabacay Wargeyska mirror ee ka soo baxa Dalka Britain Hooyo u dhalatay dalkaasi Britain ayaa dhashay 12 caruur ah sidaas daraadeed ayayna warbixinta wargeyska cinwaan uga dhigeen hooyadii ugu fiican Britain

Sababta hooyada ugu fiican loogu magac daray ayaa ah in inta badan hooyooyinra reer Galbeedka ay u badan yihiin 2 ilaa sedex caruur ah kadibna waxay ka hortagaan inay wax dhalaan.

Warbixinta waxaa ku jirta oo la yaabkeeda leh in hooyadaani lacag ceyr ah ka qaadato dalka Britain sida Soomaalida qaxootiga ah.

Hooyadaan waxay qaadataa £40,000 bil kasta taasoo sida shabakadu sheegtay hooyadaasu u adeegsato korinta caruurteeda.

DAAWO SAWIRADA QOYSKEEDA

h1 h2 h3 hooyo-brtian