LIISKA Guddiga Farsamada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan iyo beelaha ay ka soo kala jeedaan

0
786

jow-beld5

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa dhowaan ku dhawaaqay 14 xubnood oo noqonaya Guddiga Farsamada maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Hoose (AKHRI WAREEGTADA), guddigaas oo muran badan dhaliyay isla markaasina ay ka hor yimaadeen ayaa wasiirku sheegay in sidaasi loo yeelay kadib markii lagu qancin waayay beel kasta tiro badan oo guddiga laga dhigay, wuxuuna sheegay inay beeluhu u qaateen inuu guddiga farsamadu yahay Baarlamaankii maamulka.

HADDABA HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA GUDDIGA IYO BEELAHA AY KASOO JEEDAAN 

1-Caasho Cabdulle Xasan (Raagto)                Beesha Abgaal
2-Maxamed Cali Nuur                                      Beesha Xaawaadke
3-Cusmaan Barre Muxumad                           Beesha Gaaljecel
4-Caa’isho Abuukar Cismaan                          Beesha Baadicade
5-Cabdikariin Shire Cabdi                               Beesha Habarguidri
6-Cabdraxiin Xaaji Fiqi                                   Beesha habargidir
7-Cusmaan Ibraahin Cali                                Beesha Moobaleen
8-Maxamed Axmed Xasan (Ayax)                Hilibi
9-Cabdraxmaan Maxamed Diiriye               Beesha Shanaad Yaxar
10-Cabdraxmaan Faarax Xirsi                      Beesha Shiikhaal
11-Axmed Cabdraxmaan Abuukar                Beesha Reer Aw xsab
12-Sh,Maxamuud Shiikh Yuusuf                  Beesha Shiidle
13-Cabdraxmaan Cabdi Cilmi                       Beesha Ujejeen
14-Bashiir Sh.Ibraahin Xaaji Cismaan        Beesha Dir Faqo Cumar