Daawo Aabe Caruurtiisa u ogolaadey in ay cunaan saxarada Lo’da, si ay nasiib fiican u helaan.

0
50

Dunida waxaa ka dhaca waxyaabo la yaab leh, kuwaasi oo mararka qaarkood ku yimaada siyaabo dadku dhaqano iyo dabeecadba ka dhigteen, iyo waxyaabo la yaab leh oo kala duwanaanshaha diimeed iyo deegaameed ay sababaan.

Daawo Aabe Caruurtiisa u ogolaadey in ay cunaan saxarada Lo’da, si ay nasiib fiican u helaan. Waa Dhaqan bulsho ay caado ka dhigatey.

https://youtu.be/m2K1cdGyzwM