Gudoomiyihii Degmada Shingaani oo xilka laga qaadey iyo Mas’uul la magacaabey

0
1134

Axmed-Xasan-Yallaxow

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/raxmaan Odawaa’ ayaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmadda Shingaani, Axmed Xasan Maalin.

Guddoomiyaha-Shingaani
Sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee Degmadda Shingaani ayaa loo magacaabay Saciid C/qaadir Saciid oo isaga horey xilkaasi looga qaaday bishii June ee sannadkan.

Akhri Wareegtada oo ka Muuqata Hoos

wareegto-1