Magaalada Ugu Wasakhda Badan Caalamka & Meesha ay Ku Taallo

0
78

Wakaalada Wararka AFP ayaa muuqaal ka sameysay Warbixin Cajiib ah Meesha la dhihi karo waa Caalamka magaalada ugu wasakhda badan dhinaca Qashin qubka ah.

Bantar Gebang oo Ah Buuraleey ku yaalla Caasimada Dalka Indonesia ee Jakarta ayaa loo Aqoonsaday inay yihiin meesha ugu Wasakhda Badan Adduunka.

Mid ka mid ah Haweenka Dawlada Hoose Ee Jakarta ushaqeysa ayaa sheegeysa in iyagu halkaasi iskugu geeyaan Qashinka laga soo uruuriyo Magaalada daafaheeda.

HALKAAN HOOSE KU DHUFO SI MUUQAALKA U ARAGTO