Ninka ugu buurnaa (Cayilnaa) Dunida oo Geeriyoodey, (Imisa Jir Buu ahaa?)

0
2599

Andres Morena oo u dhashay dalka Mexico ayaa ahaa ninka ugu buuran Caalamka, wuxuuna gabay inuu socdo.

Waxaa la sheegay inuu shalay u geeriyooday Wadno-xanuun.

Andres Morena waxa uu ku noolaa Degmadda Ciudad Obergon ee Gobalka Sonora ee W/galbeed Mexico.

Bishii October ee la soo dhaafay ayaa qaliin lagu sameeyo, si looga yareeyo baruurta badan iyo xulusta badan ee uu ku cayilay.

Andres Morena inta uusan geeriyoonin waxa uu ka hadlay Hamigiisa uu ku doonayey inuu ku helo gabar uu saaxiib la noqdo, si uu u guursado marka uu kazoo baxay qaliin la qorsheynayey in looga yareeyo Baruurta badan.

Waxa kale oo uu rajeynayey inuu asaaso Urur caawiya dadka ugu caylka badan Caalanka, si dib loogu qaabeeyo.

Andres Morena waxa uu ku noolaa Degmadda Ciudad Obergon ee Gobalka Sonora ee W/galbeed Mexico.

Akhbaarta geeridiisa waxaa Facebook-giisa ku shaaciyey Ehelkiisa.

“Waxaan lumiyey Xaaskayga, oo la noolayd muddo 3 saanno ah, balse wey iga tagtay waayo aad baan u cayilay” ayuu isku samir siin jirey Andres Morena

Ciyaaryahanka Cristiano Ronaldo ayaa waxa uu bishi ihore u soo diray Andres Morena Funnaanad ay ku saxiixan tahay Real Madrid.

Akhbaarta geeridiisa waxaa Facebook-giisa ku shaaciyey Ehelkiisa.

cayil-00 cayil-1 (1) cayil-1 cayil-2