Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Shabeelaha Hoose (Dhegeyso)

0
468

qaraxMaxamed Xuseen Shiino oo ah afhayeenka maamulka goblka Shabelaha Hoose Maxamed Xuseen Shiino ayaa waxa uu faah faahiyay qarax ismiidamin ah oo lala eegtay Ciidamo katirsan kuwa Amisom ee howlkalka ujoogo Somaaliya.

Ciidamada ayaa waxay xiliga qaraxa lala eeganaayay waxay ku sii jeedeen magalada Baraawe ee gobolkaasi Shabelaha Hoose waxana qaraxa kadib dhex maray labada dhinac dagaal kooban sida uu Radio Danan usharaxay Afhayeenka Shabelaha Hoose Maxamed Xuseen Shiino,

WARARKA KULUL EE XAMAASADA LEH MAANTA RIIX HALKAN SI AAD U AKHRISID

Gudoomiyaha degmada Baraawe oo akmid ah dadkii saarnaa Kolonyada gaadiidka Amisom ee la weeraray ayaa isna sihoose ugu sheegay Danan in xaaladu ay tahay mid caadi ah.

      Cod-shabelaha-hoose-afahayen