Daawo: Sawirka gabar dhunjisey (Liqdey) Taleefankeedii Gacanta.. (SABAB?)

0
1807

dayar-300x169Gabadha Reer Brazil ah oo magaceeda la yiraahdo Adrana Andrade ayaa ku kacday fal aad loola yaabay kadib markii ay liqday Taleefankeedii gacanta si ay saaxiibkeed uga ilaaliso inuu arko xog ku qorneyd Mobile-keeda oo cadeyn u ahayd inay khiyaaneyso.
Warbixinada laga helayo dhacdadan ayaa sheegaya in gabadha saaxiibkeed uu ka codsaday inuu Taleefoonkeeda baaro kadib markii uu uga shakiyay iney khiyaaneyso oo ay nin kale la socoto, laakiin way diiday si lama filaan ah ayayna taleefankii u liqday nafteedana halis u galisay.
Adriana oo 19 jir ah waxaa loola cararay cisbitaalka halkaas oo lagu sameeyay qalliin taleefanka looga soo saaray caloosheeda si nafteeda loo badbaadiyo.