Ahlusunna oo Xabsiyada ka siideeysay Maxaabiis u xirnaa

0
560

sheekh-shaakir

Madaxweynaha Maamulka isku Magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna Waljamaaca ayaa sheegay in Maamulkiisa uu Xabsiyada ay Maamusho Ahlusunna ka siidaayay Tiro Maxaabiis ah.
Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa sheegay in Maxaabiista la siidaayay ay ahaayeen kuwo qabay Dambyo fudfudud.
Hayeeshee Madaxweynaha Ahlusunna ma sheegin tirada Maxaabiista ay siidaayeen inta ay ay le eg yihiin iyo goobaha laga siidaayay