Dowlada Federaalka oo Sharci Darro ku tilmaantey Heshiiska Ber-bera

0
402

berberaGolaha wakiilada Somaliland ayaa dhawaan ansixiyay heshiis ay wada galeen xukuumada Somaliland iyo Shirkada Dubai Port World oo lagu maalgalinayo dekedda magaalada xeebeedka Berbera.

Hesiiskan ayaa waxa uu ku kacaya malaayiin dollar.

Hadaba, dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay heshiiskaasi ka hadashay kuna tilmaantay mid sharci darra ah oo aaney dan Soomaalida ugu jirin.

Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya Nuur Faarax ayaa arrintan uga waramay VOA, kuna tilmaamey Sharci darro.

VOA