Safaarada Soomaliya ee Beljam oo iska fogeysey eedyn loo soo jeediyey

0
94

EUHeadQuartersWar Jaraa’id:

Safaaradda Soomaaliya ee Beljam wrxay aad iyo aad uga carootay qodobkii meelkadhacaahaa ee dhawaantaan lagu soo qoray Jariiddada Vlaamiska (Flemish Newspapers) ee soo baxday 2dii July 2016, waxayna Safaaradda ku eedeynaayainay bixisay Baasabooro bug ah.Cunwaankiisuna wuxuu ahaa: ‘Gaf Somalische Ambassade duiizenden valse.passpoorten?’

Edeyntaas waa been wtxna kama jiraan, wax raadnac ahna ma laha. Waxay ahayd u jeeddadu in lagu cambaareeyo laguna dhaawaco sumcadda Safaaradda iyo Diblomaasiyiinta ka shaqeeya.

Mar haddii ay arrintu sidaas tahay, Safaaraddu waxay u yeereysaa saxaafaddii qpqay qodabka kor ku xusan iyo wargeysyadii kale ee ka soo xigtay inay la yimaadaan caddeymo lataaban karo.

Sidoo kale, waxaan ugu baaqeynenaa ciddii xiiseynaya warkaan inay si fiican ugu kuurgalaan arrtnta,wixii caddeyma ah oo ay helaanna soo bandhigaan.

Safaaradda Soomaaliya ee Brussels

Download (PDF, 561KB)