Nin Kenyan ah oo 10-sano oo Xabsi ah lagu xukumay, kadib markii lagu eedeeyay inuu Somaliya u safray

0
1262

ninQareenku waxaa uu sheegay in uu raadinayay Guri raqiis ah oo uu ka kireysto Mandhera maadaama maalintiiba ay ka baxayesay 200 Shilinka Kenya ah,uuna raadinayay Guri uu bishii ku kireysto 400 oo Shilinka Kenya ah.

Kenya ayaa sheegtay in qof kasta oo kenyaan ah una safraya Somaliya oo aan heysan dal ku gal saxan uu noqonayo qof u socda in uu ku biiro Al-shabaab laguna xukumayo 10 Sano oo Xabsi ah.

Al Shabaab ayaa nafta u keenay Dowladda Kenya, waxaana ay kordhiyeen weerarada ay ka geysanayaan gudaha dalkaasi, oo ugu dambeeyay weerarkii lagu qaaday Guddoomiyaha Mandhera.