Qaraxyo iyo Weerar ayaa ka socda Hotelka Dayax ee Muqdisho,weerarka ayaa ku billowday Gaari laga buuxiyay walxaha qarxa,waxaana gudaha galay Rag hubeysan.
Rasaas ayaa la maqlyaa wali iyada oo Qarx labaad uu dhacay nus saac kaddib Qaraxii 1aad,waxaana hadda socda Rasaas ay isweydaaranayaan ragga gudaha ku jira iyo Ciidanka Dowladda oo goobta gaaray.
Ilaa 10 Qof oo dhaawac ah ayaa laga qaaday goobta iyada oo uu wali gurmadka socdo,waxaana jira dhismayaal ku dumay dadka deriska la ah Hotelka.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRADA