Ra’iisul Wasaare Natan Yahu oo musuq maasuq lagu eedeyay Su’aalana la weydiinayo

0
467
benjamin-netanyahu
Booliska Israel ayaa su’aalo weydiinaya Ra’iisul wasaaraha Israel Bin Yamin Natan Yahu mudo 3-saacadood ah waxana lagu eedeyay musuq maasuq.
 
Bayaan ay soo saaren Booliska ayaa lagu sheegay in wax laga weydiinayo Natan Yahu Hadiyad si sharci daro ah uu ku qaaday oo malaayiin lacag ah ku fadhisa waxana u hadiyeeysay koox ganacsato ah.
 
Warbaahinta Israel ayaa ka badbadisay eedeynta Israel loso jeediyay waana uu beeniyay Natan Yahu.