Duulimaadyadii Muqdisho oo la joojiyay Maalinta Doorashada

0
188

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in la joojiyay dhammaan duulimaadyadii Magaalada Muqdisho 8-da Bishaan oo ah Maalinta ay dhaceyso doorashada Madadaxweynaha Soomaaliya.
Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo duulista Hawada Cali Jaamac Jangali ayaa Warbaahinta u sheegay in maalintaasi aysan jirin doonin Wax duulimaad ah oo imaanaya Magaalada Muqdisho ama ka baxaya.
Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa aad loo adkeeyay , waxaan Talaadada iyo arbacadda xirnaan Doona Wadooyinka Muqdisho