Gaari walxaha Qarxo laguu soo xiray oo muqdisho saakay Ku qarxay

0
91

Qarax gaari lagu soo xiray ayaa ka dhacay Degmada waaberi ee Gobolka Banaadir, gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa ahaa baabuurta yar yare ee raaxada.

Gudoomiyaha Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir ayaa Sheegay in qarax uu ku geeriyooday wiil yar oo arday ahaa oo gaarigiisa loogu soo xiray qaraxa.

Ciidamada amaanka ayaa gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay waxaana Socdo baaritaano la xiriira Qaraxa wixii warara ah ee kusoo kordho dib ayaan idinkaaga soo gudbin doonaa insha allah.

 

Sonna