Latest News
Xarunta barlamaanka Maraykanka oo laga cabsi qabo in markale la weeraro
Ammaanka xarunta baarlamaanka Maraykanka ee loo yaqaan US Capitol ayaa aad loo adkeeyay, kadib markii la helayay warar sheegaya in Khamiista maanta...
Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo oo markii Saddexaad baaqday
Dib u dhac ayaa markii 3aad ku yimid kulan uu Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo isugu yeeray madaxda maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Dagaal khasaaro badan dhaliyay oo dhaxmaray ciidamada Sudan iyo kuwa Itoobiya
Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Sudan iyo kuwa Itoobiya oo garab ka helayay ciidamo kasoo jeeda Eritrea ayaa ka dhacay...
Puntland oo soo jeedisay in shirka arrimaha doorashada lagu qabto garoonka diyaaradaha
Maamulka Puntland ayaa soo jeediyay in kulanka lagu wado in uu dhexmaro madaxda dowladda iyo maamul goboleedyada uu ka dhaco garoonka diyaaradaha...
Xukuumadda Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu xakameynayo faafida Xanuunka COVID19
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya H.E. Maxamed Xuseen Rooble, markii uu qiimeeyey soo laba kaclaynta xanuunka COVID-19 Markii uu dib u eegis...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddiyo u magacaabay qabanqaabada banaanbaxyada Midowga Musharraxiinta
Ka dib kulan uu maanta magaalada Muqdisho kula yeeshay midowga musharixiinta kaas oo dhammeystir u ahaa heshiiskii 25-kii Febraayo ay gaareen Dowladda...