Saadaasha Khabiirka BBC-da Mark Lawrenson Ee Kulamada Wareega 5-aad Ee FA Cup-ka. Ayuu Guulo Siiyay?

0
155

Todobaadkaan berito noo bilaabanaya waxa la ciyaari doonaa kulamo ka tirsan koobka FA Cup-ka wareegiisa 5-aad taasoo ka dhigan inaan la ciyaari doonin kulamada horyaalka Ingiriiska.

Si kastaba khabiirka BBC-da Mark Lawrenson ayaa soo saaray saadaashiisa kulamada FA Cup-ka, waxaana uu guulo siiyay dhamaan kooxaha ku jira safafka h–e ee horyaalka marka laga reebo Tottenham.

Lawro wuxuu qabaa in United ay dhaafi doonto Blackburn Rovers kulanka la ciyaari doono Axadda, halka uu guul siiyay kooxdii lagu soo rafaadsaday Allianz Arena ee Arsenal markaas oo 5-1 lagu soo xasuuqay kulanka lugta h–e koobka horyaalada yurub wareegiisa 16-ka. 

Dhanka kale Lawro ayaa 1-0 guul ah siiyay Chelsea oo la ciyaareysa Wolverhampton Wonders, wuxuuna is tusinayaa in Conte uu adeegsan doono ciyaartoyda kursiga keydka/

SAADAASHA MARK LAWRENSON:

KULAMAD SABTIDA:

Burnley2  0 Lincoln

Huddersfield Town1  4 Manchester City

Middlesbrough 4  1 Oxford United

Millwall 0  1 Leicester City

Wolverhampton Wanderers 0  1 Chelsea

KULAMADA AXADDA

Fulham2  3 Tottenham Hotspur

Blackburn Rovers 2  1Manchester United

KULANKA ISNIINTA

Sutton United? 1  5 Arsenal