Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Oo Xil ka Qaadis lagu Sameeyay Iyadoona loo MagacaabayMid kale.

0
231

Wararka aynu ka heleyno Xruunta Madaxtooyada Ayaa shegaya in Agaasimihii  Warfaafinta Madaxtooyada Shadoor Xaaji MaxamuudXilka Laga Qaaday Iyadoona Xilkaasi Loo Magacaabay C/nuur Axmed Maxamed oo Ahaa Ragii ka Qeyb qaatay Ololihii Madaxweyne Maxamed C/llahi Farmaajo.

Shador xaaji oo ah nin dhalinyaro oo fir fircoon ayaa lagu wadaa in loo bedelo qeyb kale oo ka mid ah Hey’adaha dowladda, maadaama sharciga shaqaalaha rayidka dowladda uu dhigayo qofka marka xil laga qaado ama Waax laga bedelo loo wareejiyo waax kale.

Inta badan Madaxda Soomaalida ayaa waxaa caada u ah, marka ay xafiiska la wareegaan inay soo dhoweystaan dadka ugu dhow, waxaana dhaqankan uu ahaa mid soo jireen ah oo laga bartay Madaxdii hore oo ay ka hoos-shaqeyn jireen saaxibo la ah