Safiirka Qadar ee Soomaaliya Oo Maanta Maamulka G/Banaadir Gudoonsiiyay Deeq Gargaar ah

0
143

Dowlada Qadar Ayaa Maanta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gudoonsiisay Deeq Gargaar oo loogu Tala Galay Dadka ay Saameysay Abaarta ka Jirta Gobolada Soomaaliya.

Waxaa Deeqdaan Dowlada Qadar ay Soo Dhiibtay Gudoonsiiyay Maamulka Gobolka Safiirka Dowlada Qadar U Fadhiya Soomaaliya waxaana Gudoonsiin kadib Ay U ruqaansadeen Duleedka Magaalada Muqdisho Waxaana Halkaasi ay Kun Qoys Ugu Qeybiyeen Deeqdii ka timid Dowlada Qadar oo Ahayd Raashiin.