Wasaarad cusub oo lagu soo kordhiyay Wasaaradaha dowladda

0
521

Wasaarad cusub ayaa lagu kordhiyay Wasaaradaha dowladda Soomaaliya.

Wasaaradaan cusub ayaa waxaa lagu magacabaa Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka.

Wasiirka wasaaradaasi ayaa waxaa loo magacabaay Maryan Qaasim oo horay usoo noqotay Wasiirka Arimaha bulshada . Maryan Qaasim ayaa waxaa lagu xasuustaa in ay wax badan kusoo kordhisay Arimaha Bulshada xilligii ay Wasiirada aheyd.