Afhayeenka Wasaaradda Amniga oo la magacaabay

0
1114

Afhayeenka Wasaaradda Amniga xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa la magacaabay,sida lagu shaaciyey wareegto goor dhow soo baxdey.
Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid Axmed Carab) ayaa loo magacaabey afhayeenka wasaarada amniga, waxaa uu horay u ahaa Afhayeenka laamaha Amniga Jubbaland.
Akhriso wareegtada lagu magacaabey