AKHRISO: Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Soo saaray Wareegto Cusub

0
772

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa soo saaray Wareegto looga hadlaayo Waqtiga Shaqo galista Shaqaalaha dowladda.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in la dardar geliyo Shaqooyinka hay’adaha dowladda.

Waqtiyada ku xusan Wareegtadaan ayaa u muuqata in ay ka badan tahay Waqtiyaddii ay shaqeyn jireen Shaqaalaha dowladda.