Milatariga Shiinaha oo samaystay Markab diyaaradaha xambaara

0
1104

Dawladda Shiinaha ayaa soo bandhigtay Markab diyaaradaha xambaara, arrintaas oo xoojinaysa awoodda milatari iyadoo bartanka lagaga jiro xiisadda sii kacaysa ee gobolka ka taagan.

Waa markabkii labaad ee dalku yeesho ee awooda in uu diyaarado xambaaro.

Laakiin kani wuxuu kii hore kaga duwan yahay waa midkii koobaad ee lagu sameeyo dalka Shiinaha gudahiisa.
Warbaahinta dawladdu waxay sheegtay in markabkan oon wali magac loo bixinin “in laga qaaday meel dhul ah oo la galiyay biyaha dekedda Dalian