RASMI:Liiska Ciyaartoyda Da’yarta Ah Ee Ku Tartami Doonta Abaal Marinta Wiilka Dahabiga Ah Ee 2017 Golden Boy Oo La Soo Saaray Iyo Premier Leauque-ga Oo 14 Ciyaartoy Ku Leh Liiskan.

0
1578

Waxaa si rasmi ah loo shaaciyay liiska ciyaartoyda da’yarta ah ee sanadkan 2017 u tartami doona abaal marinta wiilka dahabiga ah ee Golden boy-ga. Abaal marintan oo la bilaabay sanadkii 2003 ayay ku tartamayaan ciyaratoyda da’yarta ah ee qaab ciyaareedka ugu fiican ka sameeya wadamada yurub. Waxaa abaal marintan ciyaartoydii ku soo guulaystay ka mid ah Wayne Rooney, Lionel Messi, Cesc Fabregas, Sergio Aguero, Paul Pogba iyo Raheem Sterling. Horyaalka Premier Leaque-ga ayaa liiskan dheer ee ku tartami doona da’yarkii ugu fiicnaa sanadkan 2017 ku  leh 14 ciyaartoy iyada oo Manchester City oo kaliya ay ugu jiraan afar ciyaartoy  waxaana sidoo kale liiskan ciyaartoy ku leh kooxaha Manchester United, Liverpool, Tottenham, Everton, Sunderland, Chelsea, Stoke City si la mid ah West Brom. 

Sanadkii 2016 kii waxaa abaal marintan wiilka dahabiga ah ku soo guulaystay xidiga kooxda Bayern Munich aan waqtiga fiican ku qaadanayn ee Ranato Sanches oo markaas oo wacdaro ku soo bandhigay kooxdiisii hore ee Benfica. Waxaa liiskan ku soo baxay mustaqbalkii barri ee kubbada cagta waana ciyaartoy ay koox kasta jeceshahay in ay kooxdeeda ku haysato.

Waxa ka mid ah ciyaartoyda da’yarta ah ee liiskan ku soo baxay Luca Zidane si la mdi ah difaaca kooxda Atletico Madrid ee ay kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ku tartamayaan ee Theo Hernandez. Ousmane Dembele iyo Christian Pulisic oo Dortmund ka wada tirsan ayaa sidoo kale liiskan ku soo baxay.

Liiska Ciyaartoyda U Sharaxan Abaal Marinta Golden Boy 2017.

1-Cameron Carter-Vickers (Tottenham Hotspur)

2-Ben Woodburn (Liverpool)

3-Tosin Adarabioyo (Manchester City)

 
 

4-Timothy Fosu-Mensah (Manchester United)

5-Tom Davies (Everton)

6-Pablo Maffeo (Manchester City)

7-Joel Asoro (Sunderland)

8-Gabriel Jesus (Manchester City)

9-Jonathan Leko (West Bromwich Albion)

10-Sobhy Ramadan (Stoke City)

11-Marcus Rashford (Manchester United)

12-Dominic Solanke (Chelsea)

13-Enes Unal (Manchester City/Twente)

14-Thibaud Verlinden (Stoke City)

15-Gianluigi Donnarumma (AC Milan)

16-Mile Svilar (Anderlecht)

17-Alban Lafont (Tolouse)

18-Lazar Karevic (Ofk Grbalj)

19-Antonis Stergiakis (Slavia Sofia)

20-Luca Zidane (Real Madrid)

21-Theo Hernandez (Atletico Madrid/Alaves)

22-Matthijs De Ligt (Ajax)

23-Diogo Dalot (Porto)

24-Julen Arellano (Barcelona/Osasuna)

25-Pol Lirola (Sassuolo)

26-Cristian Manea (Mouscron)

27-Adrian Marin (Villarreal/Leganes)

28-Aaron Martin (Espanyol)

29-Paolo Medina (Real Madrid)

30-Jorge Mere (Sporting Gijon)

31-Felix Passlack (Borussia Dortmund)

32-Malang Sarr (Nice)

33-Dayot Upamecano (RB Salzburg/Leipzig)

34-Erik Andersson (Malmo)

35-Claude Adjapong (Sassuolo)

36-Maxime Baila Lopez (Marseille)

37-Nicolo Barella (Cagliari)

38-Aymen Barkok (Eintracht Frankfurt)

39-Vahan Bichakhchyan (Shirak Gyumri)

40-Pape Cheikh (Celta Vigo)

41-Federico Chiesa (Fiorentina)

42-Ante Coric (Dinamo Zagreb)

43-Daniel Da Silva (Roma)

44-Amadou Diawara (Napoli)

45-Mikkel Duelund (FC Midtjylland)

46-Sergei Eremenko (Basel)  

47-Kolbeinn Finnsson (Groningen)

48-Christian Frydek (Sparta Prague)

49-Ianis Hagi (Fiorentina)

50-Kai Havertz (Bayer Leverkusen)

51-Benjamin Henrichs (Bayer Leverkusen)

52-Nanitamo Ikone (Montpellier)

53-Bozhidar Kraev (Levski Sofia)

54-Manuel Locatelli (AC Milan)

55-Arne Maier (Hertha Berlin)

56-Jean-Victor Makengo (Caen)

57-Emre Mor (Borussia Dortmund)

58-Manu Morlanes (Villarreal)

59-Valentino Muller (Altach)

60-Ruben Neves (Porto)

61-Abdelhak Nouri (Ajax)

62-Abdulkhadir Omur (Trabzonspor)

63-Javier Ontiveros (Malaga)

64-Mikel Oyarzabal (Real Sociedad)

65-Renato Sanches (Bayern Munich)

66-Gerson Santos Da Silva (Roma)

67-Ferran Sarsanedas (Barcelona)

68-Jari Schuurman (Willem II)

69-Youri Tielemans (Anderlecht)

70-Idrissa Toure (Schalke 04)

71-Daniil Utkin (Krasnodar)

72-Nikola Vlasic (Hajduk Split)

73-Sam Schreck (Bayer Leverkusen)

74-Cristian Rivera (Eibar)

75-Fabian Benko (Bayern Monaco)

76-Jean-Kevin Augustin (PSG)

77-Ousmane Dembele (Borussia Dortmund)

78-Kasper Dolberg (Ajax)

79-Breel Embolo (Schalke 04)

80-Malcom Filipe (Bordeaux)

81-Jose Gomes (Benfica)

82-Nedim Hadzic (Sarajevo)

83-Alexander Isak (Borussia Dortmund)

84-Dejan Joveljic (Red Star Belgrade)

85-Dawid Kownacki (Lech Poznan)

86-Lazaros Lamprou (Panionios)

87-Christopher Nkunku (PSG)

88-Jens Odgaard (Lyngby)

89-Rui Pedro (Porto)

90-Ezequiel Ponce (Granada)

91-Alejandro Pozo Pozo (Sevilla)

92-Christian Pulisic (Borussia Dortmund)

93-Borna Sosa (Dinamo Zagreb)

94-Sander Svendsen (Molde)

95-Timur Zhamaletdinov (CSKA Moscow)

96-Justin Kluivert (Ajax)

97-Youssef En Nesyri (Malaga)

98-Kylian Mbappe (Monaco)

99-meyman   (ll pp jenyo)

100 daadir amin daada (banadir s c)