Shir Culimada Somaliya uga Socda Kismaayo

0
470

Qaar ka mid ah culumaa’udiinka Somalia ayaa ku shirsan magaalada Kismaayo, shirkaas oo dhowr maalmood halkaas ka socon doono.

Inkastoo waayadan la hadal-yey in ay culumadan arrimo siyaasadeed ugu shirayaan Kismaayo, haaddan Sheikh Bashiir Salaad oo hoggaaminayo Wafdigan Culumaa’udiin ah ayaa sheegay in ujeedkeeda uu yahay nabadeynta dadka deegaanka iyo ka wacyigalinta dadka Qabyaalada.

Sahra Cabdi Axmed ayuuna khadka telefoonka Kismaayo ugu waramay Sheikh Bashiir Salaad isagoo ku sugan Kismaayo.

VOA Somali