S/Land Oo Kala Qaaday Maleeshiyaad Ku Dagaalamay G/ Sanaag

0
467

Taliyaha Guutada 15-aad ee Ciidamada Soomaaliland Korneyl Saalax Xirsi “Dhagasool” oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa tilmmy in Mamulkaasi uu ku guleystay wax ka qabashada xiisado colaadeed oo ka taagnaa gobolka Sanaag.

Waxaana uu tilmaamay in Saaraakiisha Soomaliland ay ku guuleysten in ay kala qaadaan Maleeshiyo Beeleed maalmihii dambe ku dagaalamayay deegaano ka tirsan gobolkaasi.

Korneyl Dhagasool ayaa sidoo kale xusay in 30 ka mid ah Maleshiyaadkaasi ay gacanta ku dhigeen, islamarkaana ay ku raad joogaan kuwa kale.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Radio Shabelle