Faaqidaadda: Khilaafkii Baarlamaanka iyo Saameyntiisa Dowladnimada

0
324

VOA Somali – Ku soo dhawaada barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aan ku eegeyno xiisaddii baarlamaanka Soomaaliya ka dhaxeysay waayadan, iyo waxa uu khilaafkaasi uga dhigan yahay dowladnimada Soomaaliya. Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya.