Latest News
Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya
Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka...
Ra’iisulwasaare Rooble oo iyo beesha Caalamka oo ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka Dalka
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, kaas oo looga hadlay...
Alshabaab oo weeraray degmada Qansax dheere ee gobolka Bay
Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa weerar ku qaaday degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay iyadoo dagaalkaana uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho...
Faah Faahino kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax saakay ka dhacay Muqdisho
Waxaa saakay qarax miino nuuca dhulka lagu aaso uu ka dhacay agagaarka Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim Salaad ee ku dhaw Isgooska KM-4...
Itoobiya oo gacanta ku dhigtay hub, rasaas & raggii watay
Ciidamada Booliska ee ka howl-gala magaalada Addis Ababa ayaa gacanta ku dhigay hub fara badan, rasaas iyo raggii watay.
Nin Soomaali Oo Xaaskiisa Dilay Oo Lagu Xukumay UK
Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee waqooyiga London ayaa lagu xukumay xabsi daa,in