Faaqidaadda: Xiriirka dowladda iyo maamul goboleedyada

0
460

Barnaamijka Faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xiriirka ka dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada Soomaaliya oo meel hoose gaaray, islamarkaana khilaaf xooggan uu ka dhex taagan yahay.

Waxaa soo jeedinaya Jacfar Kuukaay.

VOA.