Haysom oo beddelaya Michael Keating

0
100

Xog-hayaha Guud ee Q.M Antonio Guturres ayaa Nicholas Haysom u magacaabay inuu noqdo ergaygiisa gaarka ah ee arrimaha Somalia.

Arrintan ayaa kusoo beegmaysa iyadoo maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe ee Somalia uu khilaaf u dhexyaalo.

Haddaba magacabista ergaygaan ayaa Sahra Cabdi Axmed ka waraystey Jabril Afyare oo ka mid ah dadka u dhaqdhaqaaqo arrimaha Somalida, kuna dhaqan gobolka Minnesota.

VOA