0
626

Marxuum Cumar Sheekh Faqi Caalimow wuxuu ahaa nin ganacsade oo reer Muqdisho ah oo si weyn loogu yaqaan dalka Imaaraadka Carabta iyo dalka Soomaaliya gudahiisa. Waxaan Eebe ugu baryeenaa inuu u Dambi Dhaafo, kana waraabiyo Janatul Fardowsa. Aamiin.