Digniino laga soo saaray weeraro kale oo Al Shabaab la damacsan yihiin Muqdisho

0
191

Wasiirkii hore ee amniga xukuumaddii Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamuud kana tirsan xildhibaanada baarlamaanka ayaa ka hadlay xaaladaha dhanka amaanka ee magaalada Muqdisho.

Xildhibaan C/risaaq ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in iyadoo la hayo xogo dhanka amaanka ah qaraxyadaasi ka dhacaan magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in xogtaasi amaan horey loo hayay.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in hay’adaha amaanka ee kusugan dalka oo qeyb kayihiin kuwa ajaaniibta ay dhawaan soo saareen digniin la xiriirta weerarkii Al Shabaaba y ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

Waxaa Al Shabaab la ogsoon yahay marka la ogaado xogta ah halkey weerari rabaan, in Al Shabaab ay wareejiyaan halka ay rabaan inay weeraraan, shacabka Muqdisho iyagana waxaa looga baahan yahay inay fejignaan galaan”ayuu yiri Xildhibaan C/risaaq.

Kadib weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho waxaa is badal lagu sameeyay taliyaasha ciidamada booliska ee degmooyinka gobolka Banaadir.

Caasimada