M/Goboleedyada Oo Talo Ku Yeelanaya Sharciyada BFS

0
340

Mahad Cabdalla Cawad gudgoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dhawaajiyay in ay waajib tahay shuruucda la dajinayo in laga tala galiyo maamul Gobalaydyada ka jira dalka.

Guddoomiye Cawad ayaa xusay in ay muhiim tahay in door ay ku lahaadaan dowlad goboleedyada dhameystirka Dastuurka KMG Soomaaliya.

Sidoo kae waxa uu intaasi ku daray in ka Baarlamaan ahaan ay wadatashiyo guud kala sameyn doonaan arrimahaasi.

Hadallkan ayaa waxaa uu ka jeediyay guddoomiye Cawad shir guddoonka Baarlamaanka dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada shalay uga furmay magaalada Garowe ee xarunta maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Radioshabelle