QM: 5 Milyan oo Soomaali ah ayaa u baahan cunto

0
180

Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shan milyan iyo afar boqol oo kun oo Soomaali ah oo ay saameyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran, haddii aanan si deg deg loo helin gargaar nafbadbaadin ah.

Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa xarunta hey’adda UNHCR ee magaalada Geneva kasoo dirtay Lisa Schlein. Waxaa soo koobaya Nur Hassan Nur.

VOA