Ciidanka Kenya oo Xadgudub lagu Eedeeyey

0
240

Hogaamiyaasha laga soo doortay Maamulka Garissa ee W. Bari, Kenya ayaa cabasho ka muujiyay xadgudubyo ay shegeen in ciidamada miliriga dalka Kenya ee ku sugan xuduudda Kenya iyo Somalia ay kula kacaan shacabka gobalka

Warbixintan waxaa magaalada Garissa ka soo diray Maxamed Faarax Shire.

VOA