Siyaasiyiin walaac ka muujiyay xilliga doorashada Jubbaland

0
217

Musharrixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha maamulka Jubbaland ayaa walaac xooggan ka muujinaya xilliga rasmiga ah ee la qaban doono doorashada madaxweynaha Jubbaland.

Guddiga doorashada Jubbaland, ayaan weli shaacin maalinta rasmiga ah ee ay dhici doonto doorashada. Waxaa warbixintan inoo soo diray Khadar Maxamuud Xareed.