In Ka Badan 2 Miliyan oo Muslimiin ah Ayaa Maanta Taagan Banka Carrafo

0
156

In ka badan laba miliyan oo Muslimiin ah ayaa maatan taagan banka carrafo iyagoo gudanaya waajibaadka xajka ee sanadlaha ah ee sannadkan.

Sheekh C/raxmaan Shariif, imaamka masaajidka Daarul Hijra ee magalada Mineaplis ee gobolka Minasota ayaa sharraxaya faa’oodooyinka iyo fadliga ay maalintani u leedahay muslimiinta, kuwa jooga banka Carrafo iyo kuwa aan joogin labaduba. Caasho Ibrahim Aden ayaa wareystay Sheekha.

Dhageyso waresysiga fa’iidooyinka Xajka.