Galka Baarista: Muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya

0
260

BBC

Barnaamijkii Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka Badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.