Somaliland: Siyaasiyiintii Wadani oo la soo Daayey

0
167

Xukuumadda Somaliland ayaa sii daysay Xoghayii guud iyo afhayeenkii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani iyadoo sii dayntoodu ay timid ka dib markii ergo iskood isu xilqaantay ay dhexdhexaadin ka galeen xukuumadda iyo xisbiyada mucaaridka ah.

Haddaba markii la soo daayay siyaasiyiintan ayaa waxa la kulmay Wariyahayaga Hargiesa Khadar Maxed Cakule.

VOA