Soomaali ku Guuleystay Doorasho Ka Dhacday Mareykanka

0
139

Nadiya oo ah 23 jir bisha December ee soo socota ka qalin-jabin doonta jaamacadda ayaa noqotay qofki ugu horreeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda Golaha Deegaanka ee magaalada St Louis Park.

Marki ay xaqiijisay in ay guuleysatay ayay iyada iyo hooyadeedba u warrameen wariyaheenna gobolka Minnesota, Maxmuud Mascadde.

VOA