Demoqraadiga oo Rasmi u Eedeeyey Trump

0
105

Sharci dejiyeyaasha Maraykanka ayaa si rasmi ah Madaxweynaha Maraykanka ugu eedeeyey “hab-dhaqan xumo iyo caddaaladda oo is hortaagay.” Warbixin ay shalay soo saareen guddiyada congresska ee baarista waday ayaa lagu saleeyey baaris bilo badan socotay oo Madaxweynaha lagu waday.

Haddaba nuxurka warbixinta Dimoqraadiga iyo sida uu madaxweynuhu uga jawaabay ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Faysal Dari oo ka tirsan xisbiga Jamhuuriga, kuna sugan gobolka Minnesota.

VOA