Trump oo maanta lagu wado in loo qaado codka kalsooni kala noqoshada

0
240

Golaha Koongareeyka Mareeykanka ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay codka kalsooni kala noqoshada u qaadaan Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo ku eedeeysan qayaano Qaran.

Xildhibaanada xisbiga Dimuqraadiga yaa wada dadaallo ay ku doonayaan in ay ku helaan 20 xildhibaan oo dheeri ah si madaxweynaha uu xilka u waayo.

Trump ayaa dhankiisu wada dadaal uu kaga hortagayo in xilka uu waayo, Qoraal is difaacid iyo in aan la siin waqti ku filan oo uu isku difaaco ayuu ku soo qaray bartiisa Twitter -ka.