Wareysi: Sheekh Maxamed Shaakir

0
131

Xaaladda siyaasadeed ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa kasii daraysa iyadoo garabka taabacsan Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay sheegeen inay doorteen madaxweyne cusub, kaasi oo loo doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Haddaba doorashadiisa kadib ayaa Jamaal Axmed Cusmaan uu khadka telefoonka ee Dhuusamareeb kula xiriiray Sheekh Maxamed Shaakir, waxaana uu weydiiyey sida doorashadiisu ku timid?