Galka Baarista: Hardanka siyaasadeed ee gobolka Gedo

0
130

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda amni ee ka jirta gobolka Gedo iyo cawaaqibka hardanka gobolkaas uu ku yeelan karo hanaanka federaalka Soomaaliya. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.

VOA