War-Murtiyeed rasmi ah oo laga soo saaray Shirkii Rooble & Musharaxiinta

0
125

Waxaa goor dhow oo fiidnimadii ah soo gebageboobay shir saacado badan qaatay oo ay maanta iskugu yimaadeen RW Somalia Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Midowga Musharaxiinta, iyadoo gebagebadii kulanka laga soo saaray War murtiyeed sidan hoose u qornaa:-