bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Askar wasiir la socotay oo weerar lagu dhaawacay

 

 

Bar-Kulan

 

 

December 4, 2012 Markacadeey

 


Inta la og yahay afar askari ayaa ku dhaawacantay weerar gaadmo ah oo maanta lagu qaaday kolonyo gaadiid ah oo uu la socday wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda Soomaaliya Cabdikariim Xuseen Guuleed oo maalmahan ku sugnaa magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellada hoose.

Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay ku weerareen gaadiidka uu la socday wasiirka deegaanka Buufow Bacaad, halkaaso miino ay kula qaraxday mid ka mid ah gaadiidkii ciidanka ee ilaalinayay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Shariif Sheekhunaa Maye oo wafdiga qeyb ka ahaa sida ay Bar-Kulan u xaqiijeen saraakiil ka tirsan ciidanka.

Guddoomiyaha gobolka Shabeellada hoose Cabduqaadir Maxamed Nuur (Siiddii) ayaa u sheegay warbaahinta in ilaaladii wafdiga iyo Al-Shabaab uu dhex maray dagaal muddo labaatan daqiiqo ah socday.

Lama oga khasaaraha soo gaaray maleeshiyadii weerarka soo qaadday.

Wafdiga wasiirka ayaa weerarka la kulmay mar ay ku sii jeedeen magaalada Muqdisho.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)