bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Madaxweynaha J.F.Somalia oo lagu wado in uu kulan la qaato dhiggiisa dalka Turkiga

 

 

SONNA

 

 

December 5, 2012 Markacadeey


Madaxweynaha J.F.Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay gaaray dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in maanta uu kulamo la yeesho mas’uuliyiinta dalka Turkiga.

Madaxweynaha oo ay socdaalkiisa ku wehliyaan wasiirro ka tirsan dowladda oo ay ka mid yihiin wasiirrada Gaashaandhigga iyo Maaliyadda ayaa la filayaa in Muddada uu joogo dalkaasi uu la kulmo madaxweynaha Turkiga, R/wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamanka dalkaasi.

Labada dowladood waxa ay ka wada hadlidoonaan xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii dowlada Turkiga ay uga qeybqaadan laheyd dib u dhiska dalka iyo ciidamada qalabka sida, iyadoo wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/xakiin Fiqi uu la kulmidoono dhigiisa dalkaasi ayna ka wadahidli doonaan arrimaha ciidamada iyo dib u dhiskooda.

Booqashada Madaxweynaha J.F.Somaliya ee dalka Turkiga ayaa ka dambeeysay casuumad rasmi ah oo uu madaxweynuhu ka helay dhiggiisa dalkaasi Turkiga.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)