bbc11.jpg (2478 bytes)
bbc14.jpg (2475 bytes)
bbc18.jpg (2481 bytes)

aljazeera.jpg (3933 bytes)
News
Sports
Health
islam1.gif (1367 bytes)
Islam
UN
Somali
Arabic


»SomaliDiasporaNews
» Arts-Osmanart
» AllPuntland
» Allsomali.com   
» Awdelnews.com
» AminArts

» Baydhabo

» Banadir-City

» Banadir24

» Barawapost

» Balcad.com

» BBC Somali

» Benadir

» Biyo kulule
» Boondheere

» Burtinle Online

» Bulsho

» Buurhakaba

» Banooda

» Bulshoweyn

 

» Calanka

» Codk Somali

» Cadaado

» Dayniile

» Deeyoo

» DijboutNet
»
COS Company

 

» Gedonet 

» Geeska Afrika
» Gendershe

 

» Hamarey

» Hiiraan

» Himilo Online

» Hobyonet

» HornAfrik Online

» Iibka.com

» Jamaame

» Janaale

» Jowhar.com

» Lafoole.com

 

» Marka Cadeey

» MarkaCadey.net

» Medical SOM

» Midgaan.com

» Mugdishu Univ.

» Midnimo.com

» MudugOnline

» MudugNet

» Muudi.net


» Onkod

» Puntland Post

» Qaranimo.com

» QoraheyOnline

» Qaamuus

» RadioBuhoodle

» Radio Somaliland

» Ruunkinet.com

 

» SomaliNewsPost
»
Somalia24
» Somraf
»
Sharmarke Peace Foundation
»
Somali Fans
»
Sh. Hoose

» Somali Sports

» SSUNION

» SomaTVOnline

» Somaswis

» SomaliMarket
»
Somali Jecel

» Somali Bantu

» SBC Online

» Somali IT

» Saylac.com

» Somali Fish Soc.

» Somalilandnews

» Somalitalk.com

» Somali Malaysia

» Somalilife.com

» Somaliawatch

» Somaliawatch

» Somalilandnet

» SomaliNet

» Somali Center

» Somitek

» Somalitribune

» Somali Environ

» Somali Weyn

» Somali Youth
» Warkii

» Widhwidh

» XamarNews

 

Radio Links


» Radio SCERDO 
» Radio Benadir
» Radio Somaliland
» Radio Dalmar
» Radio Golis (RG)
» Sagal S. Radio
» Somali Radio (USA)

 

 

 

Boosaaso: Puntland oo laga aasaasay Urur siyaasadeedkii labaad

 

 

AllPuntland

 

 

December 5, 2012 Markacadeey


Magaalada Bosaso ee Xarunta Gobolka Bari waxaa looga dhawaaqay Ururu siyaasadeed cusub oo ka qaybqaadan doona siyaasada Axsaabta badan ee Puntland, Ururukaan ayaa lagu magacaaba UGUB, Urur siyaasadeekaan cusub oo xaflad lagu daahfurayo lagu qabtey 03-012-2012 Magaalada Bosaso waxaa khudbad ka jeediyey Gudoomiyaha Ururka Maxamud Siciid Nuur (Dabeyl).

Xaflada waxaa ka soo qayb galay Isimo, waxgarad, Ururada ulshada, Haween , dhalinyaro iyo dad rayid ah, Waxgaradkii ka hadlay waxaa kamid ahaa Caraale Siciid iyo Suldaan Cabdilaahi Jeenicad oo ku tilmaamay talaabada UGUB iney tahay mid ku dayasho mudan, ayna soo dhaweynayaan.

Xarunta ugu weyn ee Ururka waa Magaalada Bosaso, waxayna xubnaha Ururku ku howlan yihiin iney xarumo deg deg ah ka furtaan Magaalooyinka kale.

Horey ayaa Magaalada Garowe looga dhawaaqay Ururka Horseed oo isagu ah mid xiligaan Muxaafid ah uuma hogaamiye ka yahay Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole.

 


 
 

HOME

Get a 7-Day Free Trial to FunPass.

 

 

Free Shipping @ Shoebuy.com!
 

return.gif (3137 bytes)